Baydhabo(Radio Arlaadi)- Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay inay u baahan tahay lacag gaaraysa $ 35bn- $ 45bn (£ 25bn- £ 32bn) si ay u maal-galiso barnaamijka tallaalka Covax ee dalalka dakhligoodu hooseeyo ee sannadka dambe.
Madaxa WHO Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus, wuxuu ku baaqay in laga tanaasulo xeerarka lagu xiray tallaalka, arrintaas oo u oggolaanaysa in dalalka heerkooda hooseya tallaalka ay soo saaran.