Warbixin:- Daryeelka Caafimaad Ee Hooyada Uurka Leh Iyo Uur-jiifkeeda ay U Baahan Yihiin.

0
238

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxaa jiro dhibaatooyin fara badan ee ay la kulmaan hooyooyinka Waqtiga ay uurka leeyihin laga soo bilaawa bilaha hore ilaa laga Gaaro dhalmada maadama ay u saameyso siyaabo kala duwan balse Hooyada uurka leh sidee ayuu u saameeya caafimaadkeeda soonka Maadama lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan, hadaba si aan wax badan uga ogaano ayaa waxaa aan wax ka weydiiney Arimahaasi Drs Haajiya Abdinuur oo ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgasha Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay oo ay marti ku aheyd Barnaamijka caafimaadka ee Radio Arlaadi.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir