Qaar kamid ah Ardeyda jaamacadda Upper Jubba Ee Magaalada Baydhabo oo ka warbixiyay imtixaankii midtermka ahaa oo u soo idlaadey.

0
216

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qaar ka mid ah Jaamacadaha ka jira Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay soo gaba gabeeyeen Imtixaanaadka Dhexe oo Ardey Mudo Todbaad ah u Fadhiyeen kaasi oo mid lagu qiimeynayo Ardeyda heerka waxbarashadooda, Jaamacada Upper Jubba oo kamid ah Jaamacadaha Ardeyda KG Siiya waxbarasho fadhigeedo uu yahay Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay soo gabagabeysay Imtixaanka dhexe oo Sanadkaan qaadey.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade