Dhalinyarada ka shaqeysa wadida gaadiidka dhaweeyaasha Ee Magaalada Baydhabo oo sheegey in ay soo wajahdey suuq xumo.

0
226

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobalka Baay ayaa waxay ka mid tahay Magaalooyinka sida toos ka ah ay uga shaqeynayaan baabuurta dhaweeyaasha loo yaqaano, kuwaasi oo qeyb weyn ka qaateen in xili kasta la helo baabuur u shaqeeyo shacabka, iyadoo taasi ay  jirto ayaa hadana qaar ka mid ah dhalinyarada ka shaqeysa wadida baabuurta dhaweeyaasha ayaa tilmaamay in ay soo wajahday dhaqaalo yari taasi oo saameysay noloshooda.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here