Dhalinyaro Ka Soo Jeeda KG Oo Deeq Lacag ah Gaarsiiyey Qaar Kamid ah Dadka Danyerta ah Ee Ku Nool Degmada Xudur .

0
295

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Deeqdaan Ka timid qaar kamid ah Dadka ku nool Dalka dibadiisa ayaa waxa ay gaartay dadka danyarta ah ee ku nool Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bokool dadkaasi oo ah kuwa daruufo kala duwan ku heysata Degmadaasi,
Deeqda ayaa ahayd mid Lacag kaash ah si ay inta Bisha Ramadaan ka dhiman uga Afuraan dadkii loo qeybiyay.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here