Wasaarada Bey’ada iyo Duurjoogta KG Oo Bulshada iyo Maamulada Degmooyinka Ugu baaqday ilaalinta Faydhowrka Arimaha Deegaanka.

0
251

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhowrkii Sano Ee La soo dhaafay Soomaaliya ayaa waxa Ka socday Xaalufinta lagu waday dhirta qeybaheeda Kala duwan,Taasi oo marar badan Hey’adaha u qaabilsan dunida ilaalinta Deegaanka soo saareen Bayaan ay ku sheegayeen in Soomaaliya Halis ugu jirto Nabaad guurka oo Sabab u noqon karta dhibaata soo gaarta Hawada.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade