Qaar ka mid ah Gudoomiyaasha Kaamamka Barakacayaasha Ee Magaalada Baydhabo oo Shacabka iyo Dowlad KG ka Codsadey in Gargaar la soo gaarsiiyo.

0
218

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ayidoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan ayaa qaar ka Mid ah gudoomiyaasha kaamamka ku yaala duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay waxaa ay codsadeen in gar gaar bini’aadanimo la la soo gaaro dadka danyarta ah ee ku dhibaateysan kaamamkaasi ayigoo sheegey in ay ku nool yihiin Noolal aad u adag.

Warbixintan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir