Guddiga Barakacayaasha iyo Arimaha Qaxootiga KG Oo kormeeray Qaar kamid ah Kaamamka ku yaala Baydhabo

0
239

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Boqolaal qoys oo beeraley iyo xoolo dhaqato ah oo ayaxa ka cunay dalagyadooda oo ka cararay tuulooyinkooda maalmihii ugu dambeeyay soo gaarayay xeriyaha ku yaala Magaalada Baydhabo oo ay ku nool yihiin qoysas horay uga soo barakacay abaaro.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here