Sidee ayay Beeralayda KG Uga Faa’ideysan Karaan Roobabka Guga Oo Hada Ka Curtay qeybo ka mid ah Dalka?.

0
226

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xili Roobaadka Guga Oo Hada Ka bilowday qeybo kamid ah Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa waxa ay Fursad Weyn u tahay Umada oo dhan oo Mudadaan ku jiray Kuleyl daran iyo Beeralayda Gobolada Baay Iyo Bakool Beerahooda ku xiranyahay Roobabka Xiliyada kala duwan da,a Maadaama aan Marin Wabi oo marwalba Biyo laga heli karo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade