Barnaamij Gaar ah Oo ku Saabsan Cudurka Karoona Fayrus. Arlaadi Radio

0
441

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamij Gaar ah Oo ku Saabsan Cudurka Karoona Fayrus Ee Arlaadi Radio.