Ku dhawaad 250 Ardey oo Wax ka baratay machadka IPC Oo munaasabad loogu qabtay Baydhabo

0
278

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xaflad ay ku galin jabinaayeen ku dhowaad labo boqal iyo konton Ardey oo dhigata Machadka IPC ayaa waxaa lagu qabtey magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay, Ardeydaan ayaa ah dufcadii lixaad ee ka qalin jabisey machadka IPC International professional college ee magaalada baydhabo

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here