Gudoomiyaha arimaha bulshada gobolka bakool Oo Sheegay in Biyo yari ay ka jirto Degmadaasi.

0
296

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xiliyadaan oo kale ee kuleelaha waxaa si aad ah u yaraadaan ceelalka ama warooyinka laga dhaansado biyaha taasi oo dadka ku adkaata in ay helaan biyo ku filan.

Degmada Xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa hada ka mid ah Degmooyinka laga soo shegaayo in ay ka jirto biyo yari kadib markii ay biyo yareeyeen warihii ceelalkii qaarna ay yihiin kuwo qalabkoodi cilido ku timid.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera