Ururka dhalinyarada Degmada Qansax dheere oo bilaabey wacyi-galinta cudurka Covid 19.

0
304

Baydhabo(Radio Arlaadi)- 5 Jun 2017 ayaa loo doortey Maxamed Nuur Cabdi Ibraahim gudoomiyaha uruka dhalinyarada Degmada Qansax dheere ee gobolka baay madaama xiligaasi ay jireen in wax laga qabto baahiyo badan oo ku aadan dhanka arimaha dhalinyarada iyo faaydhoorka degaanka.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here