Kulan looga hadlaayey dardar gelinta dedaalaha lagu hakin karo Cudurka Covid19 oo baydhabo lagu qabtey.

0
228

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kulan Looga Hadlayay Soo Laba Kacleynta COVID-19 ayaa Wasiirada Caafimaadka, Warfaafinta iyo Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa ay la qaateen Agaasimeyaal, Dhakhaatiir iyo Culumaa’udiinka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii looga hortagi lahaa faafida Cudurka COVID-19 oo siweyn ugu soo laba kacleeyay gudaha dalka Soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here