Shacabka Magaalada Baydhabo Oo Aragtidooda ka dhiibtay Sida looga hortagi karo Faafitaanka Cudurka Korona.

0
350

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Bishan fabraayo aynu ku jirno ayaa wasaarada Caafimaadka KG ka sameysey Magaalada Baydhabo 84 baritaan oo la xariira Cudurka Coroona virus waxaa laga heley 11 Ruux inka badan,

Hadaba Si loogu hortago Faafitaanka Cudurka Corona Bulshada dhexdeeda Ayaa waxa ay wasaarada Caafimadka KG Iyo Maamulka Dgemada Baydhabo Soo saareen Talooyin iyo Amaro Bulshada Loogu digayo in ay kala dheeraadaan isla markaana Xirtaan Maska Ama Ganfuur Xirka si Loogu hortago Faafitaanka Cudurkaan Halista badan oo uu Hada Somaliya Ku soo Laba Kacleeyay.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade