Aabe Xuseen oo Ka Shaqeeya Xarqaan Oo Codsadey in Loo abuuro Shaqooyin Kale

0
387

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xuseen Ismaaciil Cali oo ah Aabo labo Reer Noolashooda Ku Maareeya Tolista Dharka ayaa waxaa uu subax walba u soo kalahaa Suuqayada Magaalada Baydhabo halkaasi oo soo dhigta sharqaankiisa si uu u Helo dad uu dharka u tolo Waxaan u Raadiyow Arlaadi uga Warbixiyey sida ay tahay shaqadiisa.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here