Maamulka Xaafadda Horseed Oo Wada Dadaalo Bulshada Loogu Dhiiragilinaayo in ay Markale qaataan Shahaadada Aqoonsiga Ee Guriyaha.

0
239

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gudoomiyaha Xaafada Horseed Ee Magaalada Baydhabo Oo Ka hadlaayay Sida ay u wadaan in Bulshada Lagu dhiira galiyo in ay qaataan Shahaadada Aqoonsiga Guriyaha Ama Sabar loogada, Dadka heysta Shahaadooyinka Dowladii Dhexe Soomaaliya iyo Kuwa goostay Sodonkii Sane Ee La soo dhaafay dhamaan markale dib loo soo Sharciyeeyo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here