Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha KG Oo dhalinyarada ugu Baaqay inay La yimadaan Hal-abuur Hormarineed.

0
297

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maxamed Abuukar oo ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la hadlaayey Dhalinyarada ku nool Deegaanada Koonfur Galbeed ayaa waxaa uu Dhalinyarada ugu baagay inay La imaadaan fikrado iyo Qorshiyaal ay wax uga qabanayaan waliidkooda iyo Dalkooda ayna ka faa’iideystaan awoodooda dhalinyaranimo.

FF=Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar