Bulshada Xaafada Wadajir Ee Magaalada Baydhabo Oo Soo Dhaweeyey Biya Gelinta Wasaaradda Biyaha KG ay Ka Wado Xaafadaasi.

0
269

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Shacabka ku nool Xaafada Wadajir ee Magaalada Baydhabo iyo Maamulka Xaafadaasi ayaa Waxey si wada jir ah u soo dhaweyeen Howlaha Biya gelinta ah ee ay Xaafadaasi ka Wado Wasaarada Tamartka iyo kheyraadka biyaha ee dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed.

Qaar ka mid ah Shacabka ayaa waxey uga horeyn u mahadceliyeen Wasaarada Tamarta iyo kheyraadka biyaha ee maamulka KGS Waxeyna ay sidoo kale sheegeen in Xaafadaasi ay biyaha aad uga yar yihiin.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here