Wasaaradda Gargaarka KGS Oo Tababar Ufurtay Qaar Kamid ah Shaqaalaha Wasaardaha KG iyo Ururuda Bulshada Magalaaa Baydhabo.

0
349

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowalad Gobaleedka koonfur Galbeed Soomaaliya mudan Cabdiqadir Sheekh Cali Baraka ayaa Maagalada Baydhabo Tababar ugu furey Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradaha koonfur galbeed soomaliya iyo Ururada Bulushada  Ee Maagalada Baydhabo.

Tababarkan waxa soo Qaban qaabisay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowalad Gobaleedka koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Hey,adda UNDP.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar