Maalinta Deegaameynta Magaalooyinka Adduunka oo maanta dunida looga dabal degay.

0
323

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey ayaa 31ka Oktoobar u asteeyey Maalinta Magaalooyinka Adduunka, Maalinta ayaa laga filayaa inay si weyn u dhiirrigeliso xiisaha bulshada caalamka ee magaalaynta adduunka.

Warbixintan Waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here