Salaxyada Lagu Ciyaaro Kubbada Cagta Oo Ku soo badanaya Magaalada Baydhabo.

0
320

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay ayaa waxaa ku soo badanayaa sanadahaani goobaha lagau ciyaaraayo kubadda cagta oo loo yaqaano Salaxyada taasi oo ah horumar ku saabsan dhanka isboortiska.

Magaalada Baydhabo waxaa hada ka furan salaxyo badan gaar ahaan xaafadaha kala duwan salaxii ugu dambeeyey ee laga hirgaliyo Baydhabo waxaa uu ahaa salaxa xaafada Holwadaag.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here