Shacabka Magalada Baydhabo Oo Siyaaba kala duwan uga hadleen Sara U kaca ku yimid Qiimaha Caanaha Geela

0
358

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Marka La gaaro Xiliyada Roobka ayaa waxaa yaraada Dadka keena Caanaha Geella Ee Magalada Baydhabo, Maadama Wadooyinka ay noqdaan kuwa dhiiqa ah taasi ayaana keenta in Caanooleyda iska joogaan Deeganadooda.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here