Gudoomiyaha Baarlamanka KG Oo kulan Aqoon kororsi ah u qabtay Ardeyda dhigata Jaamacadaha Baydhabo.

0
239

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Gobaleedka KGS Dr Cali Saciid Fiqi ayaa kulan aqoon kororsi ah u qabtay Ardeyda dhigata Jaamacaddaha Magaalada Baydhabo,waxana goob joog ka ahaayeen Qaar ka mid ah Macalimiinta Jamacadaha iyo Iskullada Magalada.

Kulanka oo ahaa mid la isdhaafsanaayay fikrado kala duwan kuna saleysanaa sidii loo horumarin lahaa Waxbarshada Deegaanada KG.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir