Wasaaradda Caafimaadka KGS Oo Baydhabo Ku dahfurtay Tababar Ku Saabsan Caafimaadka dhanka Dhimirka.

0
459

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waasarada Cafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Somaaliya ayaa tababar ku sabsaan cafimaadka dhimirka waxa ay u furtay Dhakhaatiir iyo Aqoonyahano ku xeeldheer Cudurada dhimirka.

Tababarkan oo socon doono mudo Todoba maalmood ayaa waxaa la siinayaa dhakhaatiir laga soo xulay Gobolada Baay iyo Bakool.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here