Wasiirka Awqaafta iyo Arimaha Diinta KG Oo Muslimiinta Ugu Hambaliyeeyay Bilashada Bisha Mowliidka.

0
258

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xili ay bilatay Bisha Mowliid oo ah bishii uu dhashay Nabigeena Muxamed (NNKH) ayaa bishan waxa la dhigaa munaasabad lagu weyneynaayo maalintaasi qiimaha ku leh Ummada muslimiinta ah.

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Saalax Shariif ayaa Muslimiinta Ugu Hambaliyeeyay Bilashada Bisha Mowliidka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here