Wariyaasha Ka howgala Magaalada Baydhabo Oo Loo qabtay Tababar Lagu Baranayo Sameynta Barnaamijyo Wanaagsan.

0
300

Baydhabo(Radio Arlaadi)-In ka badan Toban Wariye oo ka howgala Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ayaa waxaa loo Qabtey Tababar Lagu Baranayo Kor u qaadida Aqoonta iyo tayada Wariyaasha, waxaana si gaar ah diirada loogu saaraayay Sida ugu Fudud ee loo sameyn karo Barnaamij.

Warkan waxaa inoo haya Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here