Ka bogo guud ahaan kulamada caawa ee tartanka Champions League & saacadaha ay soo galayaan

0
275

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa caawa la ciyaari doonaa kulamada heerka Group-yada ee tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League, kal ciyaareedkan 2020/21.

Kooxaha waa weyn ee nasiibka u yeeshay inay ciyaaraan kulamada caawa lagu daah furayo tartanka UEFA Champions League, waxaa ka mid ah, Real Madrid, Bayern Munich, Liverpoo iyo Manchester City.

Hadaba halkaan hoose ka eeg Guud ahaan kulamada laga ciyaarayo caawa tartanka Champions League:-

GROUP A

07:55 Fiidnimo: Salzburg vs Lokomotiv Moscow

10:00 Habeenimo: Bayern Munich vs Atletico Madrid

GROUP B

07:55 Fiidnimo: Real Madrid vs Shakhtar Donetsk

10:00 Habeenimo: Inter vs Borussia Moenchengladbach

GROUP C

10:00 Habeenimo: Manchester City vs FC Porto

10:00 Habeenimo: Olympiacos vs Marseille

GROUP D

10:00 Habeenimo: Ajax vs Liverpool

10:00 Habeenimo: FC Midtjylland sv Atalanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here