Tababar ku saabsan Habraaca Saxaafada iyo Tabinta Rabshadaha ku saleysan tacadiyada jinsiga oo Baydhabo Lagu soo Gabagabeeyay.

0
288

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Mudo Laba Maalin ah oo Tababarkaan u socdey Ku dhowaad 50 Wariye Laguna baray Sida loo tabinayo Tacadiga ka dhanka ah Jinsiga, Iyadoo iska kaashadeen Fulintiisa Wasaaradaha Warfaafinta KG, Tan Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Iyo Ururka Suxufiyiinta Somaliyeed ee NUSOJ.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here