Tababar ku saabsan Habraaca Saxaafada iyo Tabinta Rabshadaha ku saleysan tacadiyada jinsiga oo lagu qabtay Baydhabo.

0
340

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkaan Lagu baranayo Sida loo tabinayo Tacadiga ka dhanka ah Jinsiga,Waxaa si wada jir ah u soo qaban qaabiyay Wasaaradaha Warfaafinta KG, Tan Haweenka Iyo Ururka Saxaafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ.

Furitaanka Tababarka ayaa Waxa ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada KG Wasiirada Warfaafinta Iyo Haweenka iyo Xogayaha Guud Ee Ururka Saxaafiyiinta Somaliyeed Ee NUSOJ, Iyo In ka badan Afartan Wariyaal Isugu jira Rag iyo Dumar oo Loogu tala galay inay Tababarkaas qaataan.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdullahi