Xulka kubada Cagta KG oo isku diyaarinaya ka qeybgalka Tartanka Kubada Cagta Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.

0
284

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Garoonka kubadda Cagta Degmada Baydhabo Dr. Ayuub stadium ayaa waxaa tababar uga bilowday xulka kubada cagta koonfur galbeed soomaaliya oo isku diyaarinaya ka qeybgalka tartanka kubada cagta Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobalka Banaadir kaasi oo dhawaan bilaawan doono.

Sida ay xaqiijiyeen xiriirka kubada cagta ee soomaaliya 15 bishaan ayaa waxey shegeen in Magaalada Muqdisho lagu ciyaari doono kulamo u dhaxeyaan Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobalka Banaadir.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here