Munaasabad Uu Xilka Kula Wareegayey Gudoomiyaha Cusub ee Xaafada Salaamey Oo Lagu Qabtay Magalaada Baydhabo.

0
219

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maamulka Degmada Baydhabo ayaa waxaa ka soo qeyb galay Munaasabad Xilka ku kala wareegayeen Gudoomiya cusub ee xaafada Salaamey iyo Gudoomiyihii hore ee xaafadaasi.

Munaasabada waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay Qaar ka mid ah Gudoomiyaasha Xaafadaha Magaalada Baydhabo iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada, inta ay socotay munaasabada ayaa aheyd mid lagula dardaarmayay Gudoomiyaha cusub ee xaafada salaamey Mawliid Malabow.

Warkan Waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here