Kulan looga hadlaayay wada tashiga qabyo-qoraalka sharciga Naafada KG Oo Baydhabo lagu soo gabgabeeyey.

0
309

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulamada Looga Tashanayo Qabya Qoraalka Dastuurka Dalka Oo Wali Ka socda Guud ahaan Dalka ayadoo Laga Qeyb galinayo Bulshada Qeybaheeda Kala Duwan Si Qeyb uga Noqdaan, Bulshada ayaa waxaa ku jira Kuwa Naafada ah Si Ayaguna Qeyb uga Noqdaan, Hada Dowlad Goboleedka KG Ayaa ayaduna Wada Sharciga wada tashiga qabyo-qoraalka sharciga naafada KG Baydhabo lagu soo gabgabeeyey.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here