Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacaliinta Sare KGS Oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8aad.

0
2053

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaradda Waxbarashada Hidaha &Tacaliinta Sare ee Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8aad ee Sanad Dugsiyeedka 2019 / 2020-ka oo Sanadkan wasaaradda Waxbarashadu ay qaaday.

Wasaarada Waxbarashada KGS, ayaa Warsaxaafadeed ka soo Baxay ku Cadeysey 10 Ardey ee kaalimaha hore galey Imtixaanadii Fasalka 8aad.

Halkan Hoose Ka Akhriso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here