Gudiga Gurmada Afgooye Ee Degmada Baydhabo Oo Shacabka Baydhabo Ugu Baaqey Ka Qeyb Galka Gurmadkaasi.

0
385

Gudi ka koobaan dhalinyaro,Ganacsatada,Culimada iyo Haweenka si iskuuda isku soo xilqamay ayaa waxay kullank ku yeshtayn misjidka jamaac magalada Baydhabo ayaguna u jeedkooda oo yahay side looga Gurmaan lahaa Shacabka Degmaada Afgooye ku Fatahadka Wabiga Shabeelleh Kumanana Qosas ah ka barakacay Guryahooda.

Guudiga Gurmaadka Fatahadka Degmada Afgooye ee Baydhabo Waxay Bulsha weynta Koonfur Galbeed Somalia gaar ahaa Kuwaa Baydhbao ka Dalbadayn inay Qeyb ka Gataan Cawimaada Shacabka Afgooye Gaar ka mid ah Gudiga ayaa Goobta ka hadlay.

Warkan waxaa inoo Haya Bishaar Mayow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here