Wasaarada Waxbarashada Dowlada Somalia Oo Soo Bandhigtay Jadwalka Imtaxaanaadka Fasalka 8aad Ee Gobolka Banaadir

0
3514

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare wuxuu idinla wadaagayaa jadwalka imtixaanka fasalka 8AAD ee Gobolka Banaadir oo si wadajir ah ay iskula qaadi doonaan Wasaaradda iyo Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. Imtixaanka wuxuu bilaaban doonaa 11ka Luulyo, 2020.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here