Ma yareeyn Kartaa Faafidda Caabuqa Covid-19 Habeenkii Bandowga la geliyo Magaalooyinka?

0
239

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sida La ogyahay Waxaa Magaalooyin Kamid ah Somaliya Lagu soo Rogay Xilliyada Habeenkii Bandow Si Looga Hortaga Cudurka Covid 19,  Waxaa jira Walwal ay qabaan Dadka Ku nool Magaalada Baydhabo In Lasoo rogo Bandow Waxaan Ka fiirin doonaa Dhanka Caafimaadka Waxa ay soo kordhin karto in Bandow Las oo rogo Xilliyada Habeenkii Iayadoo Dadka Maalinkii Si Caadi ah Isugu dhax jiraan Waxaan Arintaan Wax Ka weydiinay Dr Adan Cabdiqaadir Nuur asigoo sheegey in hadii uu bandow yimaada uu yeelan doona sameyn kala duwan .

Warbixintan Waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir