Munaasabad lagu dah furayay Masaajid Cusub Oo laga dhisay Magalaada Baydhabo

0
296

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabad lagu daha furaayay masajidka cusub xaaji wariiri oo laga hirgeliyay Magalada Baydhabo Ee xaruunta Gobalka Baay gaar ahaan xaafada holwadag. Munasabadan waxa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Ee dowalad gobaleedka koonfur galbed Soomaliya iyo Culima,udiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulushada.

Warkan Waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here