Maxaabiistii Madaxweynaha KG Cafiska u fidiyay Oo Xabsiga laga sii daayay

0
265

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Cafis ufidiyay Maxaabiis Xukuno kala Duwan ugu Jiray Xabsiga Degmada Baydhabo kuwaasi oo in mudo ah xirnaa.
Maxaabistaan oo cafiska loo fidiyay ayaa waxaa tiradooda ay garayaan toban iyo kow qof.

Warkan Waxaa inoo haya Siid Ali Muuse Ateera