Hay`adda Gredo Oo Shacabka Degmada Diinsoor ee Gobalka Baay Ka wacyi-galinaysa Cudurka Covid 19.

0
253

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Si looga hortago cudurka dilaaga ah ee covid 19 wadamadii laga helay iyo kuwa kaleba waxaa ay ka socdaan wacyi-galino ku aadan sidii shacabka iskaga ilaalin lahayeen cudurkaasi, kaasi oo si fudud dadka iskugu gudbin karaan.

Kadib markii wasaarada caafimaadka KG ay sheegtay in la iska ilaaliyo wax yaabaha ka dhalan karaan cudurkaani iyo in laqaato fariimaha ay gudbinayso Wasaarada Caafimaada ayaa maamulada Degmooyinka gobolada koonfur galbeed waxaa ay wadaan in goobaha dadka ay ku badan yihiin in ay ka sameyaan wacyi-galino.

Warkan waxaa inoo haya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here