Qaar Kamid ah Shaqaalaha Ra’idka Dowlada oo Deeq isugu jirta Raashin iyo Joodariyaal Gaarsiiyay Dadka ku jira Xaruunta Dhimirka ee Magaalada Baydhabo

0
346

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xaruntaan Lagu daryeelo Dadka dhimirka La, ee Magaalda Baydhaboa ayaan jirin Maamul iuo Hey,addo Taageera Siiya Si Noloshooda Loo Maareeyo Waxaasi Iskooda ah Qaraan Iska soo uruuriyeen Qaar kamid ah Shaqaalaha Ra’idka Dowlada gaarsiiyeen Raashiin Kala duwan Iyo Joodarayaal.

Warbixintan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here