Maxay tahay Caqabadaha Heysto Beeraleyda Gobalka Baay?

0
202

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Beeralayda Soomaaliyeed Gaar ahaan Beeralayda Gobolada KG Ayaa Waqtigaan ku jiraan Xaalad diyaar garow ah oo ku aadan Abuurka Beeraha Guga Oo Lafilayo Inay Roobabkii Si wangsan u da,aan,Beeralaydana Kafaaideystaan Roobabka si Dalag Fiican uga soo go,o.

Cadisamad Cabdalla Ruut oo ah Qabiir beeraha Kana Mid ah Madaxda Shirkada Beeraha ee Filsan ayaa Tilmaamaya diyaar garowga Beeralayda Xili roobaadka Guga, Waxa kale uu ka hadlay Sida ay Muhiim u tahay Kor u qaadista Tayada Abuurka Maadaama Ay Badin Karto Wax soo saarka Dalka.

Warkan Waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here