Ganacsiga Magaalada Baydhabo oo Hoos u dhac laga dareemayo.

0
208

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Heerkii ugu Hooseyay ayuu garay ganacsiga Dunida,maalmahaan dowlad Walbana Waxey xiratay Xadudaheeda si ay iskaga ilaaliso  Cudurka covid19  oo Noqday masiibada Qaraniga 21aaad.

Somalia Malahaan Warshado buuxinkara Waxsoosaarka herarka Ganasiyada Kala Duwaan Dalka Alaabta  ayey ganacsatada  ka keenaan Dalka Dibatiisa  Waxeyna  Noqotay in goob Walbo oo Wax Lagu iibiyo  ay sara uqaado qiimaha Shey walba

Warkan waxaa noo heya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here