Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka KG oo kulan la qaatay Ururka dhaqaatiirta KGS

0
236

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ururka Dhaqatiirtaa Kgs sosuma waxey bilaaweyn Wadatashi dhaxdooda ah ayna qorsheynayaan Ololaha iyo tala siinta Bulshada si ay iskaga ilaaliyaaan covid19. Xubno uruka ka mid oo Hadleyn waxey Shegeenin Gudi la sameyay kana shaqeyaan xaalad adag hadii ay dhacdo.

Warkan Waxaa noo heya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here