Odeyaasha Dhaqnka KG Oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha ku Dagaalameya Degmooyin ka tirsan KG.

0
243

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulan ay isugu yimaadeen Odeyaasha dhaqanka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa waxaa baaq nabadeed loogu diray Beelo ku dagaalameya Degmada Buur hakaba ee Gobalka Baay iyo Degmada Diinsoor, waxaana odeyaasha oo shir jaraaid qabtay ku sheegeen in nabadu ay muhiim u tahay dadka iyo deegaankuba, waxeyna fariin ugu direen beelaha dagaalamay in ay joojiyaan dagaalka oo gogol nabad ay fidiyaan dadka ku nool deegaanadaasi.

Halkan Hoose ka dhageyso:-