Gudiga Barakacayaasha Iyo Qaxootiga KG oo Qabtay ID kaaro looga Been Abuurtay Dadka Barakacyaasha .

0
279

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gudiga Barakacaayasha iyo Qaxootiga K/Galbeed Soomaalia oo U xilsaaran Noloshada Dadka Barakacayaasha ah ayaa waxay qabatay in kabadan Boqol IDkaara oo Been Abuur ah lasiiyay Dadka Baracayaasha Lacagna looga qaaatay ayagoo loo sheegay inay Helayaan Raaashin iyo Lacag Bil walba ah U mudo Sanad ah soconaysa taasi oo aan waxba ka ogeyn Gudiga Qaxootiga Baracayaasha iyo Hey,adaha Samafalka ka holgala deeganadaan kofur galbeed somaliya.

waxaa Shir jaraaid ku qabtay Magaalada Baydhaba Gudoomiyaha Gudiga Barakacaayasha iyo Qaxootiga Abdukadir Ali Mahamed wuxuu sharxayaa sida lagu ogaaday ID Kaarada Been Abuurka ah Ee Lasiiyay Dadka Barakac ah.

Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here