Maxay Tahay Ahmiyada ay bulshada Soomaaliyeed u leedahay Waxbarashadu?

0
362

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Faaidooyinka Aqoonta Iyo Muhiimada Ay U Leedahay Qofka binadamka Waxbarashada waa furaha Nolosha, Aqoon la’aan waa iftiin la’aan waa aqal iyo ileys la’aan.Dhamaan umadaha dunida ku nool waxay ku sugan yihin xalado aad u kala duwan oo dhanka nolosha ah.
sidoo kale waxan ognahay in dunida manta ay u qaybsan tahay labo qayb oo waxkasta ku kala duwan.

Warbixintan Waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi