Warbixin ku saabsan Cudurka Duumada Ama Maleriyada oo Xiliyada Roobka Cudurada dhasha ka mid ah.

0
271

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Duumadu waa xanuun qatar ah, waxeyna qofka u keeni kartaa qandho zaaid ah, waxaana qofka ku qaadi karaa markay ay qaniinto kaneeco oo sumeysan ama Bakteeriya wadata taasi oo kadib raacda Cunugyada Cascas.

Warbixintan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi