Qaar ka mid ah barakacyaasha degmada baydhabo oo Cabasho ka ah Maamulka Degmada iyo Hay,adaha samafalka Maadama aan Lagaarsiinin Gargaarkii Ay U Baahnaayeen

0
244

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maalma ka hor ayey aheyd markii ay ka guureen dhulkii ay degnaayeeen ayagoo fulinaya amarka ka soo baxey dowlada gobleedka konfur galbeed soomaliya  barakacayasha kaamka Al aamin ee ah inay iskaga baxaan Dhulka u dhow Ceelboorka Magaalada Baydhaba Balaarin Lagu sameyn raba.

Balse Dadkaan waxey qabaan baahiyo kala duwan wallow aan weli qaar ka mid ah buushashkoodi aan dhisan oo carurtooda bananka la jifaan.

Saciid cusmaan haaji gudoomiyaha kaamaka ayaa wuxuu Sheegayaa in ay la soo deristey Xaalado dhanka Nolosho kaama  deriskoodi ah oo ku nool dad indhahooda qabaan  dawooyin  ay soo gaartey ilaa iyo maamulka degmada beydhabo oo aan weli wax jawab ah siinin Cabashadooda maadama ay yihin dad aan waxba arkin.

Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here