Ololaha Latashiyada iyo Fikrad Uruurinta Dadweynaha KG ee Dib-U-Egista Dastuurka KMG Dalka oo Baydhabo lagu Qabtay.

0
246

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Shaqalaha Wasarada arimaha dastuurka ayaa waxey kulamo la qateen Ururka qareenada konfur galbee.ayigoo beriyahaanba ay wasarada arimaha dastuurka ay wadey ololo looga magac darey ololaha la teshiga iyo rayi caruurinta dadweyanaha konfurf galbeed soomaliya.

Ololahaasi oo ay u jeedidiisa ah in jaanis wanagaasan la siiyo in ay fikrado ku lahadaan dib u eegista dastuurta oo ay hada socota.

Warka waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir